Ashkir Nuur oo markale kusoo biiray golaha wasiirada Puntland.

Published: October 28, 2019

Ashkir Nuur ayaa Madaxweynaha Dawlada Puntland Mudane Saciid Cabdilaahi Deni u magacaabay Wasiiru dawlaha wasaarada Warfaafinta Puntland, Ashkir oo ah aqoonyahan bartay cilmiga warbaahinta ayaa horay xilkaan usoo hayay, waxa uuna ka tirsanaa xukuumadii Madaxweyne Gaas.

Magacaabidda Wasiirka Cusub ayaa timmi xili dhawaan madaxweyne Deni oo isku shaadhayn ku sameeyay golihiisa Wasiirada iyo Wasiiro ku xigeenada

Horseed Media, 2019

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *