Guddoomiyaha Beledweyne oo ka hadashay dooni la rogmatay [ Muqaal ]

Published: October 28, 2019
Safiyo Xassan Sheekh guddoomiyaha Beledweyne

Dooni ay saarnaayeen 13 qof ayaa ku rogmatay magaalada Beledweyne, oo fatahaad xooggan uu ka sameeyey webiag Shabelle.

10 ka mid ah dadkaas ayaa la la’yahay, waxaana ka bad-baaday saddex qof oo ay ku jirto guddoomiyaha degmada Beledweyne Safiyo Xassan Sheekh Cali Jimcaale, iyo gudoomiyihii hore ee gobolka hore Cabdifatax Afrax.

Safiyo Xassan Sheekh guddoomiyaha degmada Beledweyne ayaa ka hadashay sida ay wax u dhaceen.

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *