Gaadiidleyda Muqdisho oo weli wada dibad-baxyo [ Muqaal ]

Published: October 28, 2019

Darawada Gaadiidka Muqdisho ayaa maalintii Saddexaad ka dhigaya Muqdisho bannaan-bax ay uga soo horjeedaan waddooyinka xiran iyo Canshuuro lagu kordhiyay.

Dadka dhigayay banaan-baxa ayaa dowladda Soomaaliya baaq deg dega u diray.

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *