Madaxweynaha Puntland oo ku wajahan Magaalada Qardho.

Published: October 28, 2019

Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdilaahi Deni ayaa berri Safarkiisii labaad tan iyo Markii la doortay ku imaanaya Magaalada Qardho, Madaxweyne Deni ayaa tababar u furaya qaar ka midda ciidamada Puntland ee ku jirra Xerada Xorgoble.

Madaxweyne Deni ayaa sidoo kale booqan doona garoonka kubadda cagta, waxaana lagu wadaa in uu sidoo kale kulamo la qaato qaybaha kala duwan ee bulshada.

Shacabka Magaalada Qardho ayaa wadda abaabulka soo dhawayn ay u samaynayaan Madaxweynaha iyo Waftigiisa.

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *