Dowladda Federaalka oo Xil U Magacowday Wiil uu Dhalay Duqii Hore ee Muqdisho

Maxamed Cabdiraxmaan Cumar Cusman Eng Yariisow oo ah Wiil uu dhalay Alle ha u naxariistee Guddoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir ayaa Wasaaradda Arrimaha Dibada iyo Iskaashiga Caalamiga ee Xukuumadda Federaalka u magacowday Xoghayaha Koowaad ee Ergayga Soomaaliya New york.

HORSEEDMEDIA