Madaxweynaha Somaliland oo Wakiilo cusub u magacaabay wadamo kala duwan.

Published: November 6, 2019

Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa magaacay Wakiillo Somaliland u fadhin doona dalalka caalamka, wuxuuna xilalkii ka qaaday kuwo kale;

  1. Salaan Xasan Kayd Cabdille, ayaa loo magacaabay wakiilka Somaliland ee midowga Yurub, waxaana xilkaasi laga qaaday, Maxamuud Cabdi Dacar.
  2. Cabdi Cabdillaahi Xirsi Maxamed ayaa loo magacaabay wakiilka Somaliland ee Uk, waxaana xilkaasi laga qaaday, Ayaan Maxamuud Maxamed.

3.Maxamed Maxamuud Aadan Samatar, ayaa loo magacaabay wakiilka Somaliland ee dalka Norway, waxaana xilkaasi laga qaaday, Sulub Warsame Xuseen.

4.Cali Axmed Cismaan, ayaa loo magacaabay wakiilka Somaliland ee dalka Sucuudi Careebiya waxaana xilkaasi laga qaaday, Cabdalla Muuse Axmed.

5.Cali Salaad Maxamed ayaa loo magacaabay wakiilka Somaliland ee dalka Yemen, waxaana xilkaasi laga qaaday, Cali Maxamed Axmed.

  1. Yuusuf Maxamed Guuleed Boodhle, waxaa loo magacaabay, wakiilka Somaliland ee dalka Itoobiya.
  2. Axmed Jaamac Xasan Shire, waxaa loo magacaabay, wakiilka Somaliland ee dalka Koonfur Afrika.
  3. Mustafe Yuusuf Ismaaciil Cali, qaxaa loo magacaabay, wakiilka Somaliland ee dalka Jarmalka.
  4. Barkhad Maxamuud Kaariye Samatar, qaxaa loo magacaabay, wakiil Ku-xigeenka Somaliland ee dalka Itoobiya.

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *