Muxuu Dhoobo kaga Hadlay shirkii Jaraa’id ee uu ku Qabtay Xigalool? [DAAWO]

Published: November 9, 2019

Xildhibaan C/xakiim Dhoobo Daareed oo 7dii bishan November ay xildhibaanada barlamaanka Puntland ay xilka ka qaadeen ayaa maanta shir Jaraa’id ku qabtay magaaladda Xigalool ee gobolka Sanaag oo habeenkii uu gaaray.

Guddoomiye C/xakiim wuxuu shir jaraa’id kaga hadlay arrimo ay ka mid ah xil-ka-qaadistiisii gollaha barlamaanka, Xaaladda Puntland, Shirar uu sheegay in laga hadli doono goboladda Sool iyo Sanaag iyo arrimo kale.

Wuxuu sheegay inuu weli yahay guddoomiyaha Barlamaanka Puntland.

HORSEEDMEDIA

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *