Baarlamaanka Puntland oo mudo 3 cisho ah la fasaxay.

Published: November 16, 2019

Baarlamaanka Puntland ayaa maanta dib ugu soo laabtay fadhigooda iyagoo ansixiyay Xubnaha cusub ee gudigga doorashooyinka Puntland, Cabdirashiid Yuusuf Jibriil Guddoomiyaha cusub ee Baarlamaanka Puntland ayaa muddo saddex cisho ah fasaxay xubanaha golaha si ay u soo falaan-qeeyaan laba xeer oo maalgashiga iyo cashuuraha ah si ay u ansixiyaan.

Todobaadkii hore ayey ahayd markii Dhoobo-daareed uu sidan oo kale falanqeyn xeerar u fasaxay Baarlamaanka markaas oo golaha oo fasaxaas ku maqan ay isugu yimaadeen kulan degdeg ah kaas oo ay xilka kaga qaadeen gudoomiyihii hore ee Baarlamaanka Cabdixakiin Dhooba-daarood.

Horseed Media, 2019

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *