Ciidamadii Soo galay Magaalada Boosaas oo laga saaray.

Published: November 16, 2019
Source: Facebook

Isimadda Puntland oo maalnihii lasoo dhaafay wadayn nabaday iyo joojinta dagaal dhex mara ciidamo malayshiyaad ah iyo kuwa dawlada ka tirsan oo soo galay Magaalada Boosaaso iyo ciidamada daraawiishta Puntland ayaa ku guuleystay in la xaliyo khilaafkii u dhaxeeyay labada dhinac.

Isimadda ayaa ky qanciyay dawlada in ay baajiso dagaal ka dhaca gudaha Magaalada Boosaaso, sidoo kale hogaamiyayasha ciidamada ayaa iyagana lagu qanciyay in ay ka baxaan gudaha Mgaaalada kuna laabtaan fariisimohooda, Khilaaf kastana lagu xaliyo miiska korkiisa.

Wasiirka Arimaha Gudaha Puntland Maxamed Axmed Dhabancad ayaa sheegay in ciidamadu ay ka baxeen gudaha Magaalada Boosaaso, haddana arinkaan laga gaaray is af-garad buuxa.

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *