Dab-lay hubaysan oo dilay Taliyihii Nabad suggida Gobolka Mudug.

Published: November 18, 2019

Taliyihii Nabad-sugidda iyo Sirdoonka gobolka Mudug ee Puntland Col Xaashi Aadan Cilmi ayaa caawa dablay hubaysan oo aan haybtooda la aqoonsan ku dileen waxay ku dileen Magaalada Gaalkacayo.

Col Xaashi ayaa mudo dheer ka shaqaynayay arimaha Amaanka Gobolka Mudug, Laamaha Amaanka ayaan weli ka hadlin dilkaan loo gaystay Taliyaha Nabad suggida iyo sirdoonka.

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *