Gabadh u ololeysa arrimaha xuquuqul insaanka oo lagu dilay Muqdisho.

Published: November 20, 2019

Elmaas Elman oo ah gabar u ololaysa arimaha xaquuqul Insaanka ayaa lagu dilay Magaalada Muqdisho gaar ahaa gudaha xeradda Xalane, Saciid Fadhaye oo la socday markii dilka dhacay waxa uu sheegay in lasoo weerary.

“Alxamdulilaah waan nabad qabaa kaddib weerar nalagu soo qaadday aniga iyo walaasheey Almaas Elman. Almaas dhabtayda ayeey ku geeriyootay. Rabbi ha u naxariisto” ayuu yiri Saciid.

Elmaas ayaa la dhalatay Ilwaad Elman oo ahayd gabadhii u tartamaysay biladda Nopel Peace Price, waxayna soo noqotay Xoghaya koowaad ee Safaarada Soomaaliya ee Dalka Kenya.

Horseed Media.

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *