Maxkamada Ciidamada oo Dil Ku xukuntay Nin Ku Eedaysan Weerar Galkacayo Ka Dhacay

Maxkamada Darajada 1aad ee Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa Shalay xukun dil ah ku ridday C/llaahi Cali Aaden oo qeyb ka ahaa weerar Sanad ka hor lagu qaaday Xarun uu Magaalada Gaalkacyo ku lahaa Cabduweli Sheekh Cali Cilmi Yare. Xasan Cali Nuur Shuute, Guddoomiyaha Maxkamadda Darajada 1aad ee Ciidamada Qalabka sida oo dhegeysiga kiiskan … Continue reading Maxkamada Ciidamada oo Dil Ku xukuntay Nin Ku Eedaysan Weerar Galkacayo Ka Dhacay