Muwaadin Soomaliyeed oo lagu dilay Dalka Koonfur Galbeed.

Published: November 21, 2019

Kooxo Burcad koonfur Afrikaan ah ayaa waxaa ay Gudaha dalkaas ku dileen Muwaadin Soomaaliyeed oo lagu magacaabo Mahad Badal oo ka mid ahaa Soomaalida ku ganacsada dalkaas, xilli uu ku jiray howshiisa caadiga ah ee Shaqo.

Mahad ayaa markii la weeraray ku sugnaa meel aan ka fogeen Goobtiisa Shaqada oo ku taalla Xaafada Motherwell ee magaalada Port Elizabeth waxaana iyaggu goobta ka baxsaday burcadkii dilka gaystay.

HORSEED MEDIA, 2019

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *