Baarlamaanka Puntland oo Ansixiyay Miisaaniyadda 2020.

Published: November 23, 2019

Baarlamaanka Puntland oo ku jirra Fadhigooda shaqo ayaa Maanta cod aqlabiyad ah ku ansixiyeen miisaaniyad-sannadeedka 2020-ka oo dhan 346milyan oo doollar.

44-mudane oo fadhiga maanta joogay ayaa dhammaantood u codeeyey miisaaniyaddan oo tobaadkii hore ay golaha horkeeneen Madaxda Wasaarada Maaliyadda Puntland.

Sidoo kale Golaha Wasiirada Puntland ayaa horay u ansixiyay Misaaniyadda Puntland oo sanadkaan uu koror tira badan uu ku yimmi.

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *