Lix Urur oo Cusub oo Muqdisho Laga Diiwaangaliyay

Published: November 23, 2019

Guddiga madaxa bannaan ee doorashooyinka dowladda fedreaalka ayaa maanta shahaadooyinka KMG ah magaalada Muqdisho ku guddoonsiiyay 6 urur siyaasadeed oo doonaya in ay ka qeyb-galka doorashooyinka soo socda.

Xisbiyada KMG ah ee shahaadooyinka la siiyay maanta ayaa kala ahaa.
1-Xisbiga qaran,

2-Xisbiga hor-u socodka shaqaalaha,
3-Xisbiga dhaq dhaqaaqa,
4-Xisbiga Saanuu,
5-Xisbiga midnimada,
6-Hoggaan qaran.

Tirada guud ee ururada siyaasadeed ee sida KMG ah uga diiwaan gashan guddiga doorashooyinka qaranka ayaa xilligaan gaaraya 63 xisbi.

HORSEEDMEDIA

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *