Golaha Wakiilada iyo Guurtidda Somaliland oo waqti kordhin loo sameeyay.

Published: November 24, 2019

Golaha guurtida Somaliland ayaa markii lixaad muddo kordhin u sameyeey golaha wakiillada Somaliland waxayna goordhaweyd ugu dareen laba sano.

70 mudane ayaa u codaysay muddo kordhintan loo sameeyey wakiillada 71 mudane oo fadhiga fadhiyey Mudanayaasha wakiillada Somaliland ayaa xilka haya hadda 15-sano.

Sidoo kale Golaha Guurtidda Somaliland ayaa iyagguna loo kordhiyay Mudo 3 sano ah oo horleh.

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *