Gudoomiyaha degmada Awdheegle oo lagu dilay qarax miino.

Published: December 4, 2019

Warar kala duwan oo soo baxaya ayaa sheegaya in qarax lala eegtay gaari uu saarnaa Gudoomiyihii degmada Awdhiigle Maxamed Yarow , Gudoomiyiha ayaa la sheegay in uu ku dhintay qaraxaas lala eegtay sida uu xaqiijiyay guddoomiyaha gobolka Shabelaha Hoose Ibraahim Aadan Cali.

Ilaa iyo hadda dawlada si faahfaahsan uma sharaxin qaraxa lala eegtay noociisa iyo arimaha kale ee la xiriira weerar lala eegtay gudoomiyihii degmada Awdhiigle.

Horseed Media, 2019

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *