Maleeshiyaadka Shabaab oo Weerar Ku Qaaday Hoteel SYL

Published: December 10, 2019

Maleeshiyaadka Alshabaab ayaa sheegtay inay weerar ku qaadeen Hotel SYL oo u dhow xarunta madaxtooyada dowladda Federaalka ee Magaaladda Muqdisho.

Xildhibaan Mahad salaad oo ka tirsan barlamaanka Federaalka ayaa idaacada VOA-da u xaqiijiyay in maleeshiyaadka Alshabaab ay weerar ku qaadeen Hoteelka. sidoo kale Goobjoogayaal ayaa sheegay in maleeshiyaadku ay gudaha u galaan, rasaas xoog lehna ayaaa laga maqlayay gudaha Hoteelka.

Ciidamada dowladda ayaa dad ka soo badbaadiyay Hoteelka, waxaa kaloo wararki intaas ku darayaan in xildhibaano iyo dad kaloo madaxi ah ay daateen darbiyada hoteelka si ay naftooda ula cararaan.

Ilaa iyo hadda warar faahfaahsan oo sheegaya khasaaraha ka dhashay weerarkaasi

HORSEEDMEDIA

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *