Puntland oo ka hadashay Colaada Degmada Tawfiiq.

Published: December 10, 2019

War Saxaafadeed ay baahisay Madaxtooyadda Puntland ayaa baaq nabadeed loogu diray beelo walaalo ah oo ku dagaalamay Deegaanka Tawfiiq ee Gobolka Mudug, Dawladu waxay codsatay in si bilaa shuruud ah loo joojiyo dagaalkaas.

Puntland waxay u digtay cid kasta oo ka qaybqaadanaysa hurinta Colaadaas, waxayna Hogaanka dhaqanka, Culimada iyo Aqoonyahanka ugu baaqday in Nabadda laga qaybqaato.

Horseed Media, 2019

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *