Waare oo Amisom Kala Hadlay Sidii Loo Xoray Lahaa Dhulka Alshabaabku Ka Taliyaaan

Published: December 18, 2019

Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabeelle, mudane, Maxamed Cabdi Waare aaa maanta kulan kula qaatay Aqalka Madaxtooyada Hirshabeelle Saraakiisha ciidamada Amisom ee ka howlgala Goloblka Shabeellaha dhexe.

Madaxweyne waare ayaa Saraakiisha kulanka uu la qaatay kala hadlay arrimo la xiriira amniga deegaannada Hirshabeelle iyo sidii argagaxisada looga xureyn lahaa deegaannada ay kaga suganyihiin maamulka Hirshabeelle.

Maleeshiyada Al-shabaab ayaa Hirshabeelle uga sugan deegaanno aan badneyn,iyagoo dhibaato xooggan ku haaya dadka shacabka ah ee ku nool meelaha ay kaga suganyihiin.

HORSEEDMEDIA

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *