Doorashadii Galmudug oo Mar Kale Dib Loo dhigay

Published: December 20, 2019

Guddiga maamul u dhisidda maamulka Galmudug ayaa mar kale dib u dhigay doorashada barlamaanka iyo madaxtinimada iyagoo soo saaray Jadwalka cusub oo guud.

Bisha Jannaayo 4-teeda ayaa guddigu qorsheeyaan in la doorto guddoonka Barlamaanka ee Galmudug, sidoo kale doorashada madaxtinimada ayaa dhacaysaa 9 Jannaayo.

Guddiga maamul u dhisida oo dowladda federaalka Somaliya ay taageersan tahay ayaa tiro dhowr jeer dib u dhigay waqtiga la qabanayo doorashada Galmudug.

HORSEEDMEDIA

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *