Madaxweynaha iyo Xisbiyada Somaliland oo Heshiis Cusub Gaaray -DAAWO

Published: December 26, 2019

Madaxweynaha Somalland Muuse Biixi Cabdi ayaa kulankii labaad maanta qasriga madaxtooyada kula qaatay gudoomiyeyaasha xisbiyada mucaaridka ee UCID iyo Waddani, Eng Faysal Cali Xuseen (Faysal Cali Waraabe) iyo Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro).

Markii kulankaasi laga soo baxayna wax saxaafada la hadlay madaxweyne ku xigeenka Somaliland iyo gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ee Waddani, masuuliyiintu waxay shaaciyeen s in la isla qaatay inta ka horaysa 10/01/2020 in laga shaqeeyo oo la gudo galo qodobadii hore loogu heshiiyey loona dhamaystiri lahaa si looga gudbo caqabadihii ku gadaamnaa doorashooyinka.

HORSEEDMEDIA

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *