Xamar – Dad baadi-goobaya eheladooda oo isbitaalada buux dhaafiyey

Published: December 29, 2019

Qaar kamid ah isbitaallada ee ku yaalla Mgaalada Muqdisho ayaa waxaa maanta buux dhaafiyey dad baadi goobaya eheladooda oo ka maqan, kadib qarixii ismiidaaminta ahaa ee ka dhacay magaalada Muqdisho.

Isbitaallada dadka ay buux dhaafiyeen ayaa waxaa kamid ah Isbitaallada Madiina iyo Digfeer, waxaana lagu arkayaa dadka oo baadi-goob ugu jira eheladooda qaar oo ka maqan.

Isbitaaladaas qaarkood ayaa waxaa la geeyey dhaawacyada ugu daran ee dadkii ku waxyeeloobey qarixii ismiidaaminta ahaa ee ka dhacay Isgoyska Ex-Koontorool Afgooye ee magaalada Muqdisho.

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *