Diyaargarowga Xuska 8-da Janaayo Oo Looga Hadlay Shirka Gollaha Wasiirada

Published: January 2, 2020

Shirka Golaha Xukuumadda Dowladda Puntland oo uu shir-guddoomiyey Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa toddobaadkan laga hadlay diyaargarowga xuska 8-da Jaanyo ee sanadguuradii 1aad ee ka soo wareegtay markii la doortay madaxweynaha

Shirka gollaha wasiirada waxaa kaloo todobaadkan looga hadlay Amniga, Garoonka Diyaaradaha ee Gaalkacayo, Qorshaha horumarinta 5-sano ee Puntland iyo Shirka dib-u-eegista Waxbarashada ee sannadlaha ah iyo Diyaargarowga

Xuska 8-da Janaayo oo ku beegan maalinta la doorto madaxda Puntalnd ayaa waxaa bilaabay in la xuso madaxweynihii hore ee Puntland C/raxmaan Maxamed faroole, iyadoo madaxweyihii hore Cabdiweli Maxamed cali uu qabtay 3 jeer.

HORSEEDMEDIA

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *