Madasha Xisbiyada Qaran oo dhaliil u jeediyay NISA

Published: January 2, 2020

Madasha Xisbiyada Qaran ee Soomaaliya ayaa war-saxaafadeed ay soo saartay uga hadashay qoraalkii ay NISA soo dhigtay barta twitter-ka 30-kii December, kaasi oo lagu sheegay in dal shisheeye “uu lahaa qorshaha” weerarkii Ex-Control Afgooye.

War-saxaafadeedka Madasha ayaa lagu sheegay inay ka xun tahay qoraalka NISA, oo ay ku sheegtay in ujeedkiisu ahaa “in lagu daboolo xaqiiqda weerarka.

Halkan Hoose ka Akhriso

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *