Baarlamaanka Soomaaliya oo ka doodaya Hindise-Sharciyeedka Tayo-dhawrka.

Published: January 8, 2020

Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta markale dib u fariisanaya, waxaana ay ka doodi 2-aad ka samaynayaan Hindise Sharciyeedka Jaangooynta iyo Tayo Dhawrka ee dalka kaas oo ay soo diyaarisay Wasaarada Ganacsigga Dawlada Federaalka ah ee Soomaaliya.

Sharcigaan ayaa ah mid dhawraya tayadda adeegyadda lasoo gelinayo waddanka, Gudiyadda Baarlamaanka Dawlada Federaalka ah ayaa mudooyinkii danbe ku mashquulsanaa diyaarinta sharciyadda la horkeenayo Baarlamaanka.

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *