Diyaarada ay leedahay Shirkada Ukrain Airline oo ku burburta Markii ay ka duushey Garoonka Tehran

Published: January 8, 2020

Diyaaradda Ukrain Airlines ayaa saaka ku burburtay hawada dalka Iiraan wax yar ka dib markii ay ka duushay garoonka diyaaradaha ee Imam al-khumeyni magaalada Tehraan dalka IRAN .

Diyaaraddan ayaa sida lagu waramay waxay siday 200 oo qof oo rakaab ah iyo shaqaalihii waday, iyadoo nooceedu ahaa Boeing 737. Mid kamid ah Matoorada Diyaaradda waxaa qabsadey dab taas oo sababtey in ay si deg-deg ah dhulka ugu soo dhacdo.

Horseed Media,2019

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *