Puntland " DFS 5kun oo arday reer Puntland ah ayay Shahaadada u diiday"

Published: January 9, 2020

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Puntland, Cabdullaahi Maxamed Xasan, ayaa sheegay in dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ay shahaadadii u diidday 5,000 arday oo Puntland ah.

Khilaafka Waxbarashada ee Puntland iyo Dawlada Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa soo bilowday markii bilowgii sannadkii 2019 ay Puntland diidday in ardaydu galaan imtixaanka Qaran, waxayna Puntland ku doodday in qaadista imtixaanka ay iyadu xaq u leedahay.

Wasiirka Waxbarashada Dawlada Federaalka ah ayaana siyaasabo kala duwan uga hadlay khilaafka.

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *