"35 kun oo kiis ayaa Puntland ka dhacay " Xeer Ilaaliyaha Guud [ Daawo ]

Published: January 11, 2020

Shirkan jiraa’id oo uu xafiiskiisa ku qabtay Xeer Ilaaliyaha Guud ee Puntland Maxamuud Xasan Aw-cismaan ayuu si qoto dheer wuxuu uga hadlay kisaaskii ka dhacay deeganada Puntland ee Sanadkii tagay, kuwaasi oo isugu jira dil, kufsi, dhac, boob hantiyeed iyo shilalka gaadiidka.

Xeer Ilaaliyaha ayaa sheegay in sanadii 2011 ilaa  2019 uu deegaanada Puntland uu ka dhacay kisaas wadartodu gaayso 35,685 kiis, kuwaas oo dhammaantood ay diwaan-galiyay xafiiska xeer Ilaaliya guud.

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *