Xeer ilaalinta Puntland oo ku dhawaaqday xiliga lagu fulinayo qisaasta ragii ku eedaysnaa kufsigga Caaisho Ilyaas.

Published: January 12, 2020


Xeer-ilaaliyaha guud ee dawladda Puntland Maxamuud Xassan Aw-Cismaan ayaa shaaciyay waqtiga la fulin doono xukunkii dilka ahaa ee maxkamaddaha Puntland ku xukumeen saddexdii nin ee kufsaday Caasho Ilyaas Aadan.

Xeer-ilaaliyaha guud ayaa sheegay in xukunka la fulin doono 11/02/2020 marka ay saacaddu tahay 8:00 subaxnimo, goobta laga fulin doonana ay tahay Bosaaso.

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *