Doorashada Guddoonka Barlamaanka Galmudug oo ka Socota Dhuusamareeb

Published: January 17, 2020

Doorashada guddoomiyaha iyo guddoomiye ku-xigeenada barlamaanka Galmudug ayaa ka socota magaaladda Dhuusamareeb ee xarunta gobolka Galguduud.

Toddobo Musharax ayaa u tartamaya jagada guddoomiyaha iyo labadiisa ku-xigeen ee barlamaanka. Musharixiinta guddoomiyaha barlamaanka ayaa kala aha

  1.  Dr. Maxamed Nur Gacal
  2. Cabdinasir Aaden Cismaan
  3. Cabdullaahi Axmed Calasow

Sadaq Sheekh yuusuf iyo Cabdullaahi Xersi Maxamed ayaa u wadatartamaya ku xigeenka koowaad ee guddoonka barlamaanka halka ku xigeenka labaadna ay u tartamaan Axmed Maxamed Maalin iyo faaddumo Cabdi Cali.

HORSEEDMEDIA

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *