Gudigga Doorashada Madaxtinimadda Galmudug oo la shaaciyay.

Published: January 19, 2020

Waxaa maanta lagu dhawaaqay gudigga ka shaqayn doona madaxtinimadda maamulka Galmudug kuwaas oo ka kooban 13 xubnood oo ku dhisan hanaanka awood-qaybsigga siyaasadda Galmudug.

Gudoonka Baarlamaanka ayaa faray xubnaha la magacaabay in ay si deg-deg ah u bilaabaan shaqooyinka horyaala ee la xiriira hagidda iyo habsami u socodka shaqada Galmudug.

Dhawaan ayay ahayd markii qaar ka mid ah musharaxiinta xilka madaxweyne ee Galmudug ay dalbadeen in dib loo dhiggo doorashada Madaxtinimadda Galmudug mudo 21 casho ah, sidoo kalena waxay sheegeen in DFS ay faragelin ku hayso doorashada Galmudug.doortaan gudoomiye, ku xigeen iyo xogahaye.

Horseed Media, 2020

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *