Musharixiinta Xilka Madaxweynaha Galmudug oo mar kale shuruud ku xiray ka qaybgalka Doorashadda Galmudug.

Published: January 25, 2020

Musharxiinta u taagan xilka madaxweynaha Maamulka Galmudug ayaa warmurtiyeed ay soo saareen waxay mar kale shuruud ku xireen hanaanka ay u socoto doorashada madaxtinimada Galmudug, musharxiintaan oo kala ah Kamaal Guutaale, Cabdiraxmaan Odowaa, Cabdilaahi Wehliye iyo cabdilaahi dheere ayaa sheegay in inta gudigga loo dhan yahay la helayo aysan doorashadaas qayb ka hayn.

sidoo kale Musharaxiinta in la sameeyo Guddi cusub oo doorashada ah oo ay ku mideysan yihiin dhammaan dhinacyada kala duwan oo ay doorashada khuseyso, si wada ogol la isla meel dhigo jadwalka iyo habraaca doorasho.

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *