Shir looga hadlayo maalgashigga Soomaaliya oo Adis-ababa ka furmay.

Published: January 29, 2020

Wasaarada Ganacsigga Dawlada Federaalka ah ee Soomaaliya oo taageero ka helaysa Hay’ada IFC oo ka tirsan Bankiga Adduunka ayaa magaalada Adis-ababa ee xarunta Dalka Ethopia ka daahfurtay shir looga hadlayo sidii loo dhiiran maalgashi caalami ah oo Soomaaliya laga sameeyo.

Shirkaan oo socon doona mudo 3 cisho ah waxaa ka qaybgali doona mas’uuliyiin ka kala socda dowladaha Soomaaliya, itoobiya iyo hay’adaha. waxaana diiradda lagu saari doonaa  sidii loo horumarin lahaa dhinacyada kala duwan ee Maal-gashiga.

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *