Madaxweynihii Hore ee Kenya oo Geeriyooday

Published: February 4, 2020

Madaxweynihii hore ee Kenya Daniel Arap Moi ayaa saaka ku geeriyooday Magaaladda Nairobi sida uu ku dhawaaqay madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta.

Madaxweynihii hore oo ku dhintay da’da 95 jir ayaa Xaalad caafimaad loo dhigay Cusbitaalka Niarobi Bishii October ee Sanadkii hore halkaasi oo lagu dabiibayay.

Daniel Arap Moi wuxuu xukumayay wadanka kenya muddo 24 Sanno, Waxaa uu xilka ka degay sanadkii 2002dii.

HORSEEDMEDIA

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *