Shirka Golaha Wasiirada Puntland oo looga hadlay Arimaha Amnigga iyo mashaariicda GPLG.

Published: February 6, 2020

Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdilaahi Deni ayaa shir gudoomiyay shirka todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirada Puntland, Shirka oo ka dhacay Magaalada Boosaaso ayaa looga hadlay Arimaha Amniga, Safarkii Madaxweynaha ee dalka Kenya, Deeqaha lagu helo magaca Soomaaliya iyo aragtida Puntlanda ay ka qabto.

Sidoo kale waxa Shirka Golaha Wasiirada Puntland waxaa looga hadlay Xaaladda Gobolada iyo degmooyinka Puntland (Hindisaha Horumarinta Degmooyinka aan ku jirin Mashruuca JPLG ga) iyo soo jeedinta guddi qiimeeya lacagaha lagu qaado magaca Dowladda.

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *