Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo daah-furay qaybo cusub oo lagu daray Jeelka Gaalkacayo.

Published: February 9, 2020

Axmed Cilmi Cismaan Karaash Madaxweyne ku xigeenka Puntland ayaa daah-furay dhismeyaal cusub oo lagu kordhiyay Guryaha Qoysaska Ciidanka Asluubta, waxaana sidoo kale uu xariga ka jiray qaybta dumarka ee Xabsiga Garoowe.

Daah-furkan waxaa Madaxweyne ku xigeenka Puntland ku wehlinayay Taliyaha Ciidanka Asluubta Puntland Gen, Cali Nuur Cumar, Wasiirka Haweenka iyo Arimaha Qoyska, Aamino Cismaan Xaaji ,Saraakiil iyo Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Puntland.

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *