Puntland oo war-saxafadeed kasoo saartay Sharciga Batroolka ee madaxweynaha Soomaaliya Saxiixay.

Published: February 11, 2020

Puntland ayaa war-saxafadeed kasoo saartay mawqifkooda ku aadan sharciga Batroolka ee dhawaan uu ansixiyay Madaxweynaha Dawlada Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo, Puntland waxa ay sheegtay in sharcigaan uu kasoo hor-jeedo Dastuurka Dawlada Federaalka ah ee Soomaaliya.

Puntland waxay sheegtay waxay shirkadaha Batroolka uga digtay in ay u hanqal-taagaan khayraadka deegaanadeeda ceegaaga, Ugu danbayn waxay maamulada dalka ugu baaqday in ay ka wada-tashtaan masaalixdooda.

Horseed Media, 2020

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *