Wasiir Cawad oo qaabilay wafti ka socday Dalka Netherlands.

Published: February 13, 2020

Wasiirka Arimaha Dibadda iyo Iskaashigga Caalmiga ee Dawladda federaalka ah ee Soomaliya Amb Axmed Ciise Cawad ayaa Magaalada Muqdisho ku qaabilay Amb Frans Makken Safiirka Dawlada Netherlands, kulanka ayaa looga hadlay xoojinta xiriirka laba-geesoodka iyo iskaashiga dhammaan dhinacyada ku suntan nafci wadaagga labada dal.

War-saxaafadeed kasoo baxay Wasaarada Arimaha Dibadda ayaa sidoo kale lagu sheegay in Wasiir Cawad iyo Amb Makken ay ka wadda-hadleen arrimaha nabadgelyada gobolka, iskaashigga, Wasiirka ayaa dawlada Netherlands uga mahadceliyay sidda ay u marti-gelisay kumanaan ka mid ah ummada Soomaaliyeed oo ku nool dalkaas.

Horseed Media, 2020

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *