Khilaafkii Xagga Waxbarashada ee u dhaxeeyay DFS iyo Puntland oo heshiis laga gaaray.

Published: February 17, 2020

Qaar ka mid ah Xildhibaanada Dawlada Federaalka ah ee Soomaaliya ee ku matala Puntland oo maanta shir jaraaid ku qabtay Magaalada Muqdisho ayaa sheegay in xal waara laga gaaray khilaafkii Xagga waxbarashada la xiriiray ee u dhaxeeyay Dawlada Federaalka ah iyo Puntland.

Xildhibaannada ayaa sheegey in ardayda Puntland ay hadda laga bilaabo helayaan shahaadada dugsiga sare ee heer federaal; dowladda federaalka iyo Puntlandna ay oggolaadeen in ardayda arrintaasi. Wasaaradaha waxbarashada ee Puntland iyo DFS ayey sheegeen in ay dhammaystirataan waxyaabo u baahan farsamo.

Horseed Medai 2020

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *