Ciidamada Asluubta Soomaaliya oo xusaya sanadguuradoodii 50aad.

Published: February 22, 2020

Ciidanka Asluubta soomaaliya ayaa Maanta u dabaal-degaya xuska sanad guuradii 50-aad ee ku beegan aas-aaskooda. Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed ayaa la aas-aasay 22-kii Febraayo sanadkii 1970-kii, Ciidankaan ayaa u xil-saraan Ilaalinta Maxaabiixsta iyo Xabsiyada Dalka

Xarunta Ciidamada Asluubta Waxaa ka socda ka bilaabatay munaasabadda lagu xusayo sanad-guurada ka soo wareegtay aas-aaska Ciidankaasi, waxaana lagu wadaa inay ka qeybgalaan Mas’uuliyiinta dowlada qaarkood, si ay khudbad uga jeediyaa.

Wadooyinka Magaalada Muqdisho ayaa saaka la xiray sida ay baahisay warbaahinta gudaha.

Horseed Media, 2020

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *