Wakiilo ka socda beesha caalamka oo la kulantay Guddoomiyaha Baarlamaanka DFS.

Published: February 23, 2020

Maxamed Mursal Sheekh Gudoomiyaha Golaha Golaha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa la kulmay wakiilo ka socda Beesha Caalamka oo ka mid yihiin kuwa ka tirsan Hay’ada UNka, Uk, Maraykanka, iyo safiiro kale oo ka socda wadamada Soomaaliya Saaxiibka ah.

Kualnkaan ayaa intii uu socday waxaa si wayn looga dooday Arimaha la xiriira Doorashooyinka la rajayanayo in ay Soomaaliya ka dhacdo gaar ahaan sameynta sharciyada muhiimka ah, Wakiiladaan ayaa Golaha Baarlamaanka ku amaanay howlaha ay hayaan si gaar ah ansixinta shuruucda muhiimka u ah dalka.

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *