Boqor Burhaan Boqor Muuse oo Dalka dib ugu soo laabtay.

Published: February 27, 2020
Boqor Burhaan Boosaaso

Boqor Burhaan Boqor Muusse ayaa maanta dib ugu laabtey magaalada Bosaaso ee xarunta Ganacsigga Puntland, Boqorka iyo waftigiisa ayaa si wayn loogu soo dhaweeyay garoonka diyaaradaha Ee Magaalada Boosaaso, Maamulka gobolka Bari, Maamulka Degmada Boosaaso, Isimadda Puntland iyo Masuuliyiin kale ayaa ka qayb-galay soo dhawaynta Boqorka.

Sanadkii hore 2019 ayuu Boqorku u safray Dalka Jarmalka Arimo Caafimaad, Waxa uuna soo maray dalalka Sweden, Imaaraadka Carabta, Cumaan iyo Yemen. Boqorka rabbi ha xifdiyo aamiin.

Horseed Media, 2020

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *