Italy: Tirada Dadka U Dhintay Coronavirus oo Korortay

Published: March 21, 2020

24 Saac ee la soo dhaafay Tirada dadka u dhintay cudurka Coronavirus dalka Talyaaniga ayaa gaartay in ka badan 4000 kun oo qof taasi oo ka badan tiradii u dhimatay cudurka Dalka shiinaha.

Dowlada Talyaanigu waxay xaqiijisay in 627 qof ay u dhinteen cudurka 24 Saac ee la soo dhaafay.

Tirada guud ee dadka u dhintay cudurka adduunka oo dhan ayaa gaadhay 11500 qof

HORSEEDMEDIA

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *