Madaxtooyada Puntland oo beenisay warqad lagu faafiyay baraha bulshada.

Published: March 21, 2020

Madaxtooyada Puntland ayaa beenisay warqad baraha bulshada lagu faafiyay oo la sheegay in puntland ay cayrisay Wasiiro ka tirsan DFS kuwaas oo ka qayb-galay shirkii wada-tashigga Puntland.

 Cabdirashiid Cusmaan Shaaluco Agaasime ku xigeenka Xafiiska Warfaafinta Madaxtooyada Puntland aya sheegay in waqradaan ay tahay been abuur ”Warkaan waxba kama jiraan waana Been Abuur mana jirto wax waraaq ah oo arintaas ku saabsan oo kasoo baxay Xafiiska Madaxwaynaha Dawladda Puntland iyo Madaxtooyada”

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

1 Comment

  1. Hadusan qorin qof xafiska madaxwynaha puntland ka shaqeya,maxa saray saxixa madaxweyne Danni? Iyo shabada puntland,anigu waxan rumeysnahay qof si khaldan in loga saxixay madaxweyne Danni.