Hoggaamiyaha Jarmalka oo Iskarantiishay

Published: March 23, 2020

Xafiiska Hoggaamiyaha dalka Jermalka ayaa shaaciyay in Angela Merkel ay maanta go’aansatay inay iskarantiisho kadib markii ay la kulantay Dhakhtar laga helay cudurka coronavirus

Afhayeen u hadlay xukuumada Jermalka Steffen Seibert waxa uu sheegay in Cudurka Coronavirus laga helay Dhakhatar talaalay Ra’isul Wasaaraha Jarmalka Angela Merkel maalintii Jimcihii

” Waxaa si joogto ah looga baari doono cudurka Coronaviurs Maalmaha soo socda, baaritaankuna ma noqon doono mid qarsoodi ah” ayuu yiri Afhayeenku

Wuxuu sheegay in Angela ay sii wadi doonto waajibaadkeedi shaqo iyadoo ku sugan gurigeeda.

HORSEEDMEDIA

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *