Ruushka oo sheegtay in ay soo saareen Daawada Coronavirus

Published: March 29, 2020

Dowladda Ruushka ayaa shalay sabtiya sheegatey inay soo saartay Daawo lagu dabiibo dadka uu ku dhacay cudurka Coronavirus (Covid-19) sidaas waxaa sheegtay ha’yada caafimaadka u qaabilsan Dowladda

Daawadan oo ka kooban oo labo daawo oo la isku daray oo ay soo kala saareen Shiinaha iyo Faransiiska ayaa joojinaysa inay Vuriska Corona uu tarmo, waxay joojinaysaa in Caabuqa uu sababayo cudurka,

Ruusha waxaa cudurka Coronavirus ugu geeriyooday lix qof oo kaliya, halka dadka uu ku dhacay aya gaarayaan 1200 qof,

HORSEEDMEDIA

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *