Alshabaab oo lix ruux xukun dil ah ku fuliyay degmada Bu’aale.

Published: April 1, 2020

Warbaahinta taageerta Xaradda Alshabaaba ayaa baahisay in xukun dil ah lagu fuliyay lix ruux oo lagu eedeeyay inay u basaasayeen dowlada Soomaaliya,kenya iyo Maraykanka.

Ururka Alshabaab ayaa dad badan isugu keenay goob fagaare ah oo ku taal degmada Bu’aale ee gobolka Jubbada Dhexe si ay u daawadaan fulina xukunkan. Alshabaab ayaan shaacin Magacyadda ragaan ay dilka ku fuliyeen.

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *