Madaxweyne Ku-xigeenka OO la kulmay Boqor Burhaan Iyo Ugaas Xasan

Published: April 2, 2020

Axmed Cilmi Cismaan Karaash MMadaxweyne ku xigeenka Puntland, oo ay weheliyaan siyaasiyiin, wasiiro ka tirsan xukuumadda Puntland iyo maamulka gobolka Karkaar oo maanta soo gaaray Magaalada Qardho ayaa la kulmay boqor Burhaan Boqor Muuse iyo Ugaas Xassan Ugaas Yaasiin oo kamid ah isimada Soomaaliyeed, gaar ahaanna Puntland.

Madaxweynaha iyo Isimmada ayaa qaatay kulan kooban waxayna ka wada-hadleen xaalada guud ee Soomaaliya iyo tan Puntland.

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *