Qarax ka dhacay Waqooyiga Gaalkacyo iyo Mas’uul ka tirsan Puntland oo ku dhaawacmay

Published: April 5, 2020

Gelinkii hore ee Maanta waxaa Magaalada Gaalkaacayo Qarax nooca gawaarida lagu xiro ah lagula eegtay Masuul ka tirsan waaxda Canshuuraha ee Wasaarada Maaliyadda Puntland.

Qaraxaan oo ka dhacay Bartmaha Magaalada ayaa la sheegay in amsuulkii saarnaa uu dhaawac kasoo gaaray isla markaana la dhigay cusbitaalka wayn ee Magaalada Gaalkacauo.

Ciidamada Dawlada ayaa xiray Halka Qaraxu ka dhacay waxay sidoo kale bilaabeen baaritaano la xiriira cidda ka danbaysay qaraxaan.

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *